Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Khadija Mohamed Diriye oo hambalyo u dirtay ardayda dufcaddii 22-aad ee ka qalin beddelatay Jaamacadda Muqdisho

 


Waxaan u hambalyaynayaa ardayda dufcadii 22-aad ee #Jaamacadda_Muqdisho iyadoo kaalmaha 1-aad, 3-aad, 5-aad, 6-aad, 8-aad, 10-aad, 18-aad iyo 21-aad ay dhammaan galeyn gabdho waxa ay muujineysaa sida ay waxbarrashada uga go’an tahay Haweenka Soomaaliyeed.

Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS waxa ay ka gacan siisaa Jaamacadda #Muqdisho iyo Jaamacado kale kuliyada #Adeega_Bulshada, farxad gaar ah ayay inoo tahay #Safiya_Yuusuf oo kaalinta 1-aad u gashay Jaamacadda inay kuliyadaas ka qallin-beddelatay.

#HAMBALYO

Scroll to Top