Wasiirka Haweenka oo Kenya kaga qeybgashay shir caqabadaha haweenka ka heysta lahaanshaha dhulka +Sawirro

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaga qeybgashay shir ay isugu yimaadeen wasiiro ka tirsan urur goboleedka IGAD oo looga hadlay xaqqa haweenka ee la xiriira lahaanshaha dhulka.
Xaniifa Maxamed Ibraahim, wasiirka Haweenka ayaa shirka ka soo jeedisay dhibaatooyinka haweenka Soomaaliyeed qabaan gaar ahaan kuwa barakacyaasha ah.
Scroll to Top