Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS Mudan kaasoo looga hadlo arrimaha horumarinta haweenka, waxaana sanadkan halku dhig u ah horumarinta haweenka hal-abuurka leh iyo isticmaalka tiknoolajiyadda casriga ah.
Wasiirka wasaaradda Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Xiquuqda Aadanaha Mudan Khadiija Maxamed Diiriye ayaa ku soo bandhigtey khudbad ay uga hadashey xaaladaha haweenka hal abuurka leh ee Soomaaliyeed iyo horumarka dhinaca tiknoolajiyadda.