Sii-hayaha Wasaaradda Mudan Aamina Xasan Cali oo kulan la qaadatay xubno ka socday Safaaradda Norway

MUQDISHO, 21-January-2023, Mudan Aamina Xasan Cali ayaa maanta xafiiskeeda waxa ay ku qaabishay xubno ka socday Safaaradda Norway ee Soomaaliya waxaana hoggaaminayay Xoghayaha 1-aad Safhana M. Cali.

Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray in dardargeliyo howlaha ay labada dhinac wadaagaan sida arrimaha Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya, waxana la isku raacay in labada dhinac laga dhabbeeyo dadaalkaasi.

Facebook
Twitter
LinkedIn
WhatsApp
Scroll to Top