Lataliyaha Warfaafinta iyo Xiriirka Wasaaradda Maxamed Shuuriye Nuur oo maanta nagu matalay kulanka hoggaanka Warfaafinta iyo Xiriirka Xafiiska Ra’iisulwasaaraha iyo Wasaaraddaha XJFS.

Lataliyaha Warfaafinta iyo Xiriirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS mudane Maxamed Shuuriye Nuur oo maanta nagu matalay kulanka hoggaanka Warfaafinta iyo Xiriirka Xafiiska Ra’iisulwasaaraha iyo Wasaaraddaha XJFS.

Waxaa shir-guddoomiyay Afhayeenka Xukuumadda DANQARAN ahna Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka mudane Farxaan Maxamed Jimcaalle.

Muddada uu socday ayaa kulanka waxaa diiradda lagu saaray sidii wadajir looga shaqeyn lahaa howlaha hor-tebinta u leh Xukuumadda oo ay u idman yihiin Wasaaraddaha.

Waa markii ugu horreysay oo ay kulan isugu yimaadaan Warfaafinta Xafiiska Ra’iisulwasaaraha iyo Wasaaraddaha XJFS oo ay ka mid tahay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS.

Scroll to Top