Press Releases

Sii-hayaha Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS oo kulan shaqo la yeelatay Save The Children

MUQDISHO, 22-January-2023, Aamina Xasan Cali Sii-hayaha Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS oo maanta xafiiskeeda ku qaabishay masuuliyiin ka socotay Hay’adda Save The Children oo ah Hay’ad ka shaqeyso badbaadada carruurta. Muddada uu kulanka socday ayaa waxaa diirada lagu saaray daryeelka iyo dhowrida xuquuqda Carruurta Soomaaliyeed iyadoo la isku raacay in laga sameeyo iskaashi …

Sii-hayaha Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS oo kulan shaqo la yeelatay Save The Children Read More »

Ra’iisulwasaare Xamsa Cabdi Barre oo kormeeray howlaha shaqo ee Wasaaradda

MUQDISHO, 21-January-2023, Hoggaamiyaha Xukuumadda DAN-QARAN Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta soo booqday xarunta ay ku shaqeyso Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS waxana halkaasi kusoo dhaweysay sii-hayaha Wasaaradda Mudan Aamina Xasan Cali. Intaa kaddib waxa uu kulan ku aadan dardargelinta howlaha socda uu la qaatay Sii-hayah Wasiirka, Wasiir ku-xigeenka iyo Agaasimaha Guud kulankaas …

Ra’iisulwasaare Xamsa Cabdi Barre oo kormeeray howlaha shaqo ee Wasaaradda Read More »

Sii-hayaha Wasaaradda Mudan Aamina Xasan Cali oo kulan la qaadatay xubno ka socday Safaaradda Norway

MUQDISHO, 21-January-2023, Mudan Aamina Xasan Cali ayaa maanta xafiiskeeda waxa ay ku qaabishay xubno ka socday Safaaradda Norway ee Soomaaliya waxaana hoggaaminayay Xoghayaha 1-aad Safhana M. Cali. Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray in dardargeliyo howlaha ay labada dhinac wadaagaan sida arrimaha Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya, waxana la isku raacay in labada dhinac laga …

Sii-hayaha Wasaaradda Mudan Aamina Xasan Cali oo kulan la qaadatay xubno ka socday Safaaradda Norway Read More »

Wafdi ay hoggaamineyso Wasiir Khadiija oo gaaray dalka Jabuuti

MUQDISHO: Mudan Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS iyo wafdi ay hoggaamineyso oo gaaray dalka Jabuuti, waxaana xubnaha wafdigeeda ka mid ah Wasiiradda Wasaaraddaha Haweenka ee Dowlad-Goballeedyada. Wafdiga Wasiirka waxaa garoonka diyaaraddaha magaalada Jabuuti kusoo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Qoyska dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudan Muna. …

Wafdi ay hoggaamineyso Wasiir Khadiija oo gaaray dalka Jabuuti Read More »

Wasaaraddaha Qorsheynta, Haweenka, Caafimaadka iyo Dhallinyarada oo la shiray UNFPA

MUQDISHO: Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaallaha oo soo agaasintay kulan shaqo oo ay isugu yimaadeen Wasaaraddaha Haweenka, Caafimaadka iyo Dhallinyarada heer Federal iyo Dowlad-Goballeed iyo Hay’adda UNFPA oo ka mid ah kuwa taageero Dowladda Soomaaliya. Ugu horreyn waxaa shirka furay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaallaha Beene Beene: “Muhiimada kulanka waa in shaqooyinka …

Wasaaraddaha Qorsheynta, Haweenka, Caafimaadka iyo Dhallinyarada oo la shiray UNFPA Read More »

Dood-Cilmiyeed looga hadlayay Islaamka iyo Xuquuqda Haweenka oo Muqdisho lagu qabtay

MUQDISHO: Dooddan ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS ayaa looga hadlayay Islaamka iyo Xuquuqda Haweenka waxaana ka qeyb galay Culumaa’udiin, Haween iyo marti-sharaf ka socotay qaarka ka mid Wasaaraddaha kale. Ugu horreyn Dood-Cilmiyeedka waxaa furay Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Haweenka Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS Mudan Sacdiya Maxamed Nuur waxana …

Dood-Cilmiyeed looga hadlayay Islaamka iyo Xuquuqda Haweenka oo Muqdisho lagu qabtay Read More »

Taageerada Kutlada Haweenka ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS oo Muqdisho lagu qabtay

MUQDISHO: Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS Mudan Khadiija Maxamed Diiriye ayaa ka qeyb gashay Taageerada Kutlada Haweenka ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS iyadoo munaasabaddaasi ay goobjoog ahaayeen Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Cabdullaahi Cumar Abshiroow iyo Ra’iisulwasaare ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac iyo marti sharaf kale. “Fursadaan …

Taageerada Kutlada Haweenka ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS oo Muqdisho lagu qabtay Read More »

Wafdi ay hoggaamineyso Wasiirka WHHXA oo dalka dib ugu soo laabtay

MUQDISHO: Magaalada Dares-Salaam ee dalka Tanzania waxaa lagu soo af-meeray shirweynihii 2-aad ee caalamiga ah ee Gudniinka Fircooniga, shirkan waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS Mudan Khadiija Maxamed Diiriye iyadoo furitaanka shirkaas ay ka jeedisay khudbad dhinacyo badan taabaneysay. Hal-ku-dhigga sannadkan ee shirka ayaa waxa uu ahaa ‘ISBEDDELKA JIILKA’ …

Wafdi ay hoggaamineyso Wasiirka WHHXA oo dalka dib ugu soo laabtay Read More »

Scroll to Top