News & Updates

Madaxda iyo howlwadeennada Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS Oo u Dhaqaaqay Gurmadka Dadkii Lagu Waxyeeleeyay Qarixii Zoobe 2.

Madaxda iyo howlwadeennada Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS oo u dhaqaaqay dhiig bixinta, samata-bixinta iyo gurmadka dadkii lagu waxyeeleeyay Qarixii Zoobe 2. Howlwadeennada wasaaradda oo ay hor kacayaan wasiirka wasaaradda, wasiir ku xigeenka, wasiir dowlaha, agaasimaha guud iyo agaasime waaxeedyada oo saakay ka dhaqaaqay xarunta wasaaradda ayaa gaaray Isbitaalka Martiini, halkaas oo ay …

Madaxda iyo howlwadeennada Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS Oo u Dhaqaaqay Gurmadka Dadkii Lagu Waxyeeleeyay Qarixii Zoobe 2. Read More »

Kulanka Guddiga Wadajirka ee Xuquuqda Aadanaha

  Xarunta Safaaradda Ingiriiska waxaa maanta ku qabsoomay kulan ay hoggaamineysay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha XJFS kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay xubnaha Safaaraddaha Dowladdaha saaxiibka la ah Soomaaliya ee ka shaqeeyo arrimaha Xuquuqda Aadanaha. “Waxaa naga go’an ilaalinta Xuquuqda Aadanaha iyo dardargelinta howlahaas ee iminka hor-tebinta u leh Wasaaradda, Beesha Caalamka waxaan …

Kulanka Guddiga Wadajirka ee Xuquuqda Aadanaha Read More »

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Khadija Mohamed Diriye oo hambalyo u dirtay ardayda dufcaddii 22-aad ee ka qalin beddelatay Jaamacadda Muqdisho

  Waxaan u hambalyaynayaa ardayda dufcadii 22-aad ee #Jaamacadda_Muqdisho iyadoo kaalmaha 1-aad, 3-aad, 5-aad, 6-aad, 8-aad, 10-aad, 18-aad iyo 21-aad ay dhammaan galeyn gabdho waxa ay muujineysaa sida ay waxbarrashada uga go’an tahay Haweenka Soomaaliyeed. Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS waxa ay ka gacan siisaa Jaamacadda #Muqdisho iyo Jaamacado kale kuliyada #Adeega_Bulshada, farxad …

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Khadija Mohamed Diriye oo hambalyo u dirtay ardayda dufcaddii 22-aad ee ka qalin beddelatay Jaamacadda Muqdisho Read More »

Wasaaradda Haweenka Oo Tababar Usoo Xirtay Howlwadeennada Wasaaradda, Qaar Ka Mid Ah Odaaysha Dhaqanka iyo Culimada.

Waxaa maanta oo ay taariikdu tahay 25 September loo soo gaba gabeeyay howlwadeennada Wasaaradda, qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka iyo Culimada tababar ku saabsanaa tacadiyada ka dhanka ah haweenka, hoggaaminta, nabadeynta iyo xallinta khilaafaadka, kaas oo ay qabatay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha oo kaashaneysa UNDP Tababarkan oo ahaa mid labo maalin ah ayuu …

Wasaaradda Haweenka Oo Tababar Usoo Xirtay Howlwadeennada Wasaaradda, Qaar Ka Mid Ah Odaaysha Dhaqanka iyo Culimada. Read More »

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Xamze Cabdi Barre ayaa soo saaray liiska Golaha Wasiirrada. Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqda aadanaha ayaa yeelatay wasiirro cusub, sida wasiir, wasiir dowle iyo wasiir ku xigeen, waxaana wasiirka wasaaradda loo magacabaay Xil. Khadiija Maxamed Diiriye, halka wasiir dowlaha wasaaraddaas loo magacaabay Aamina Xasan Cali, waxaana sidoo kale wasiir ku xigeenka wasaaradda Haweenka …

Read More »

Wasiirka Haweenka oo Kenya kaga qeybgashay shir caqabadaha haweenka ka heysta lahaanshaha dhulka +Sawirro

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaga qeybgashay shir ay isugu yimaadeen wasiiro ka tirsan urur goboleedka IGAD oo looga hadlay xaqqa haweenka ee la xiriira lahaanshaha dhulka. Xaniifa Maxamed Ibraahim, wasiirka Haweenka ayaa shirka ka soo jeedisay dhibaatooyinka haweenka Soomaaliyeed qabaan gaar …

Wasiirka Haweenka oo Kenya kaga qeybgashay shir caqabadaha haweenka ka heysta lahaanshaha dhulka +Sawirro Read More »

Scroll to Top