DOOD CILMIYEED AY KU HOGGAAMINAYAAN CULIMADA OO KU SAABSAN XUQUUQDA HAWEENKA IYO ISLAAMKA
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay Dood ku saabsan Haweenka iyo Islaamka. Dooddan oo socon doonto muddo labbo maalin ah ayaa waxaa si rasmi ah u furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Isaaq Xaashi Jimcaalle. Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa …