Media

Wasaaradda waxa ay haweenka Soomaaliyeed usoo bandhigeysaa fursaddaan qaaliga ah.

Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha waxa ay haweenka Soomaaliyeed usoo bandhigeysaa fursaddaan oo ay kaga mid noqon karaan African Women Leaders Network (AWLN), qeybta Soomaaliya, uguna istaagi karaan in ay hoggaan u noqdaan. Fadlan ka faa’ideyso adigoo codsigaaga kusoo diraya [email protected] ama [email protected], wuxuuna codsiga ku egyahay 30-Agoosto-2023.  

Lataliyaha Warfaafinta iyo Xiriirka Wasaaradda Maxamed Shuuriye Nuur oo maanta nagu matalay kulanka hoggaanka Warfaafinta iyo Xiriirka Xafiiska Ra’iisulwasaaraha iyo Wasaaraddaha XJFS.

Lataliyaha Warfaafinta iyo Xiriirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS mudane Maxamed Shuuriye Nuur oo maanta nagu matalay kulanka hoggaanka Warfaafinta iyo Xiriirka Xafiiska Ra’iisulwasaaraha iyo Wasaaraddaha XJFS. Waxaa shir-guddoomiyay Afhayeenka Xukuumadda DANQARAN ahna Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka mudane Farxaan Maxamed Jimcaalle. Muddada uu socday ayaa kulanka waxaa diiradda lagu saaray sidii wadajir looga …

Lataliyaha Warfaafinta iyo Xiriirka Wasaaradda Maxamed Shuuriye Nuur oo maanta nagu matalay kulanka hoggaanka Warfaafinta iyo Xiriirka Xafiiska Ra’iisulwasaaraha iyo Wasaaraddaha XJFS. Read More »

DOOD CILMIYEED AY KU HOGGAAMINAYAAN CULIMADA OO KU SAABSAN XUQUUQDA HAWEENKA IYO ISLAAMKA

Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay Dood ku saabsan Haweenka iyo Islaamka. Dooddan oo socon doonto muddo labbo maalin ah ayaa waxaa si rasmi ah u furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Isaaq Xaashi Jimcaalle. Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa …

DOOD CILMIYEED AY KU HOGGAAMINAYAAN CULIMADA OO KU SAABSAN XUQUUQDA HAWEENKA IYO ISLAAMKA Read More »

Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS oo aqoon-is-weydaarsi u qabatay qeybaha bulshadda

Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS oo aqoon-is-weydaarsi u qabatay qeybaha bulshadda. Aqoon-is-weydaarsigan oo ay furtay Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS Mudan Sacdiya Maxamed Nuur ayaa waxaa ka qeyb galay Ururada Bulshada Rayidka, Haweenka Degmooyinka iyo Aqoonyahano ku xeel-dheer arrimaha nabadeynta xalinta khilaafaadka. Muddada 3-cisho ee tababarka …

Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS oo aqoon-is-weydaarsi u qabatay qeybaha bulshadda Read More »

Wasiir Mudan Khadiija Maxamed Diiriye oo kulan muhiim ah la qaadatay Safiirka cusub UK Amb. Mike Nithavrianakis

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Mudan Khadija Mohamed Diriye ayaa maanta kulan kala war-qaadasho ah oo la xiriirta howlaha safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya iyo Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha la qaadatay Safiirka cusub Amb. Mike Nithavrianakis ee dhawaan Dowladda Ingiriiska u soo magacaawday Soomaaliya.        

Agaasimaha Horumarinta Haweenka wasaaradda Sadia Maxamed Nuur Oo Aqoon Isweydaarsi Usoo Xirtay Qaar Ka Mid ah Wasaaradaha, Ururrada Bulshada iyo Haweenka Gobolka

Agaasimaha Horumarinta Haweenka wasaaradda Sadia Maxamed Nuur ayaa soo xirtay aqoon isweydaarsi ku aaddan fahamka qorshaha qaran ee Haweenka Nabadda iyo Amniga Soomaaliya ee hirgelinta qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo socday muddo 2 maalin ah. Aqoon isweydaarsigan ayaa waxaa qeyb ka ahaa qaar ka mid ah wasaaradaha XJFS, Ururrada Bulshada iyo haweenka …

Agaasimaha Horumarinta Haweenka wasaaradda Sadia Maxamed Nuur Oo Aqoon Isweydaarsi Usoo Xirtay Qaar Ka Mid ah Wasaaradaha, Ururrada Bulshada iyo Haweenka Gobolka Read More »

Wasiir Khadiija Mohamed Diiriye iyo wafdi ay hoggaamineyso oo xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada New York uga qeyb galey kal fadhiga 67-aad ee shir sanadeedka Guddiga Xaaladaha Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS Mudan kaasoo looga hadlo arrimaha horumarinta haweenka, waxaana sanadkan halku dhig u ah horumarinta haweenka hal-abuurka leh iyo isticmaalka tiknoolajiyadda casriga ah. Wasiirka wasaaradda Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Xiquuqda Aadanaha Mudan Khadiija Maxamed Diiriye ayaa ku soo bandhigtey khudbad ay uga hadashey xaaladaha haweenka hal abuurka leh …

Wasiir Khadiija Mohamed Diiriye iyo wafdi ay hoggaamineyso oo xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada New York uga qeyb galey kal fadhiga 67-aad ee shir sanadeedka Guddiga Xaaladaha Haweenka Read More »

Agaasimaha guud ee wasaaradda oo furay aqoon is-weydaarsi ku saabsan xuquuqda Haweenka iyo Islaamka.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS Mudane Isaaq Xaashi Jimcaale oo maanta furay aqoon is-weydaarsi ku saabsan xuquuqda Haweenka iyo Islaamka. Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS ayaa maanta soo qaban qaabisey kulan balaaran oo looga hadlayo Xuquuqda Islaamka ee Haweenka iyo aragtida dhaqanka Soomaaliyeed iyadoo kulanka ay hogaaminayaan Culimaa’udiinka …

Agaasimaha guud ee wasaaradda oo furay aqoon is-weydaarsi ku saabsan xuquuqda Haweenka iyo Islaamka. Read More »

Scroll to Top