Project Description

Manta waxaa bilowday Tababar Sadax Maalin oo ku saabsan kor uqadida daryeelka caruurta ee xaladaha deg dega ah iyo  Isku Xirkooda Ee Hayaddaha Ka Shaqeeya Dhawrista Caruurta waxaana uu ka dhacay Hotel Hayaat K4 ee Caasimada Muqdisho Waxaa soo xiray Tababarka Wasiirku Xigeenka Samra.