Project Description

Manta waxaa qabanay Tababar Wacyi galin Fahamka Ee Xuquuqda Caruurta Iyo Heshiiska Caalamiga Ee Axdiga Caruurta Oo loqabanayay Xildhibanada Golaha Shacabka, Saraakiisha Dowlada Iyo Bulshadda Rayidka waxaana ino furay Agaasimaha Guud Wasaaradda wuxuuna kuso dhamaaday siwanagsan gabagabadii waxaa inoso xirtay Agaasimaha Waaxda Caruurta Iyo Qoyska.