Xil Isku Warejinta Labada Agaasime Guud

Mudane Deeq Suleymaan Yuusuf oo dhawaan Wasiirka Wasaaradda Haweenka Iyo Horrumarinta Xuquuqda Aadanaha Marwo Deeqa Yaasiin u magacawday Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha  oo maanta lagu Wareejiyay Xilkiisa.

By | May 29th, 2017|Wararka|0 Comments

Manta Waxaa Losoo Banaan Baxay Nadaafad Qaran Madaxdii Qaranka Iyo Shaqaalaha Rayidka

Raysul Wasaare Kheyre iyo Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqda Aadanaha H.E Deqa Yasin iyo Wasiirka Warfaafinta Eng Abdirahman Yariisow oo hoogaaminayaan Shaqaalaha Wasaaradahooda ayaa maanta ka qeyb qaateen ololaha Nadaafadda Gobolka Benadir.

By | May 25th, 2017|Wararka|0 Comments

Xilwarejinta Labadda Wasiir Wasiirkii Hore Sahra Cali Samatar Wasiirka Xilka Lagu Warejiyay Wasiir Deeqa Yaasin

Maanta oo taariikhdu ku beegneed 4ta April waxay aheed maalinkii Xilwareejinta Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqda Aadanaha. Xaflada Xilwareejinta Wasiirkii Hore ee Wasaarada Haweenka Marwo Sahro Mohamed iyo Wasiirka Cusub Marwo Deqa Yasin ayaa galabta waxay ka dhacday Xarunta Wasaaradda. Waxa Goobjoog ahaa khudbadna ka jeediyay dhiirigalin ah Raisul Wasaare Ku xigeenka Mudane Mahdi. Sidoo [...]

By | May 24th, 2017|Wararka|0 Comments

Kulanka Wadatashiga Ee Wasaaradda, Urruradda Haweenka & Bulshadda Rayidka

Kulankii maanta ka dhacay Hotel Jazeera palace ee ahaa wadatashiga ee Wasaaradda iyo Ururadda Haweenka iyo Bulshada Rayidka. #Isku_XirkaHaweenka. Wasiir Deeqa Yaasin iyo Wasiir ku Xigeenka Samra ayaa barnaamijka daadihinaye iyada oo Isla markaasi marti inoogu ahaa hadal qiima badan ka jeediyay Wasiirka Arimaha Dastuurka Abdi Hosh.

By | May 24th, 2017|Wararka|0 Comments

Hello world!

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!

By | November 29th, 2016|Wararka|0 Comments

Somali women get ready to commemorate world women’s day in just one week away

Somalia will join the rest of the world on this year to mark the international day for women. […]

By | November 7th, 2016|Wararka|0 Comments

INTERNATIONAL DAYS

International & National Days are memorial days International & National Days are memorial days

By | November 7th, 2016|Wararka|0 Comments

Welcome to Ministry of Women and Human Rights Development

Welcome to Ministry of Women and Human Rights Development

By | November 6th, 2016|Wararka|0 Comments