Mudane Deeq Suleymaan Yuusuf oo dhawaan Wasiirka Wasaaradda Haweenka Iyo Horrumarinta Xuquuqda Aadanaha Marwo Deeqa Yaasiin u magacawday Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha  oo maanta lagu Wareejiyay Xilkiisa.