Raysul Wasaare Kheyre iyo Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqda Aadanaha H.E Deqa Yasin iyo Wasiirka Warfaafinta Eng Abdirahman Yariisow oo hoogaaminayaan Shaqaalaha Wasaaradahooda ayaa maanta ka qeyb qaateen ololaha Nadaafadda Gobolka Benadir.