wand

/wand

About wand

This author has not yet filled in any details.
So far wand has created 10 blog entries.

Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka

By | August 3rd, 2017|News, Vacancies|

Shaacinta jagooyinka bannaan ee Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Gudigga oo fulinaya waajibaadka loo igmaday sida uu qeexayo sharciga Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka ee la meel mariyey 2016kii. Gudiggu wuxuu dabagal baaritaanno, cilmi baaris iyo talo bixin ku samaynayaa [...]

Tiirka 9aad

By | August 1st, 2017|News|

Waxaa si rasmi ah loo daah furay tiirka 9aad ee Xuquuqul Insaanka iyo Jinsiga ee Qorshaha Horumarinta Qaranka

Wajiga Dhameystirtay

By | July 30th, 2017|News|

Habka xulista dadka ugu habon waxay kuxidhan tahay daacadnimada iyo aaminada la dhisay ee gudida xulista dhexdeeda wasaraduna way fududeysay

Manta Waxaa Losoo Banaan Baxay Nadaafad Qaran Madaxdii Qaranka Iyo Shaqaalaha Rayidka

By | May 25th, 2017|News|

Raysul Wasaare Kheyre iyo Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqda Aadanaha H.E Deqa Yasin iyo Wasiirka Warfaafinta Eng Abdirahman Yariisow oo hoogaaminayaan Shaqaalaha Wasaaradahooda ayaa maanta ka qeyb qaateen ololaha Nadaafadda Gobolka Benadir.

Kulanka Wadatashiga Ee Wasaaradda, Urruradda Haweenka & Bulshadda Rayidka

By | May 24th, 2017|News|