Monthly Archives: May 2017

Manta Waxaa Losoo Banaan Baxay Nadaafad Qaran Madaxdii Qaranka Iyo Shaqaalaha Rayidka

By | May 25th, 2017|News|

Raysul Wasaare Kheyre iyo Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqda Aadanaha H.E Deqa Yasin iyo Wasiirka Warfaafinta Eng Abdirahman Yariisow oo hoogaaminayaan Shaqaalaha Wasaaradahooda ayaa maanta ka qeyb qaateen ololaha Nadaafadda Gobolka Benadir.

Kulanka Wadatashiga Ee Wasaaradda, Urruradda Haweenka & Bulshadda Rayidka

By | May 24th, 2017|News|